Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Inta badan Haweenka Soomaaliyeed ayaa waayahii hore fursada u helin helida waxbarashada asaa-siga ah nocyadeeda kala duwaan taaso sababtey in ay Hooyoyin badan ku timaado dibu dhac dhinac waliba waxa jiro arimo qeybka ah in gabdhaha iyo wiilasha walidiinta qaarkood u simin waxbarashada.
Waxana kamid ah saboolnimada gabdhaha oo lagula dag-dago guurka iyo dhaqanka Soomaalida oo an dhiiragalin waxbarashada gabdhaha taaso u diidey in si siman ay waxa u bartaan wiilka iyo gabdha.
Marka lo eego sinaanta Waxbarashada wiilaasha iyo gabdhaha ayaa walidiinta qaarkood waxey dorbiidaan in wiilka waxbarashadiisa xooga saraan halka gabadha lagu cadaadiyo howsha guuriga taaso gabdhah kadhigta guri jog taaso raagadisey Hooyoyinka qaar fursadana ay u waayeen in ay waxbartaan.
Naxwo Axmed Kadiye.ayaa kawarameysa.