Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Hey’adda Yasmiin Foundation ayaa Degmada Afgooye ee gobolka Shabeelaha Hoose ka daahfurtay dugsiga Agoonta iyo Rajada ee Yasmiin oo si bilaash ah ardayda wax lagu bari doono.
Daahfurka dugsiga waxa goob-joog ahaa mas’uuliyiin katirsan hey’adda Yasmiin Foundation, Waalidiin iyo marti Sharaf kale.
Maxamed Cali Samow. ayaa faah-faahinaya