Dugsi farsamada gacanta oo laga hergeliyay Kismaayo oo xariga laga jaray

0
350

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Madaxweyne ku xigeenka labaad ee dowlad goboleedka Jubbaland Cabdiqaadir Xaaji Maxamuud ayaa manta xarigga ka jaray dugsi lagu baran doono farsamada gacanta oo ay iskakaashadeen wasaaarada waxbarashada jubbaland iyo hey’adda alight kaas oo laga hirgaliyay magaalada kismaayo ee xaruunta gobolka jubada hoose.

Gudomiyaha magaalada kismaayo cumar cabdullahi maxamed oo munaasabada xarig jarka ka hadlay ayaa sheegay in baahi weyn loo qabay dugsigan cusub.

Madaxweyne ku xigeenka labaad ee dowlad goboleedka Jubbaland Cabdiqaadir Xaaji Maxamuud ayaa bulshada ku booriyay inay ku dadaalaan barashada xirfadaha kala duwan ee farsamada gacanta.

Cabdullahi Cabdicasiis Siraad. ayaa ka warramaya