Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Madarasada Khadiija bintu khuwaylad ayaa waxaa lagu qabaty munaasabad ay ku qalin jabinayeen Arday dhamaysatay Qur’aanka kariimka iyo higaada iyagoona dhanaa 140 Arday oo isugu jira wiilal iyo gabdho ku waasi oo Munaasabad lagu qabaty mid kamid ah huteelada Magaalada Boorama.
Waxaana ka soo qaybgalay badiba culumuda gobalka Awdaal masuuliyiin iyo xildhibaan Mustafe Qabile oo kamid ah xildhibaanada golaha Deegaanka Boorama iyo qaybaha kala duwan ee bulshada.
Khadar Axmed Salaan.ayaa fah-faahinaya