Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wafdi ka socda Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Dalka oo uu hogaaminayo Mareeyaha Sanduuqa Nabadda Cabdirahman Xasan Jimcaale iyo Wasiiro ka tirsan Dowlad Gobolleedka Galmudug ayaa tagay Degmada Xarardheere ee Gobolka Mudug
Waxaana ay u kuur galeen baahiyaha waxbarashada iyo caafimaadka ee ka jirta Degmada Xarardheere.
Khadar Axmed Salaan.ayaa kawaramaya