Dowladda Soomaaliya oo ku Dhawaaqday nidaam cusub oo Canshuurta lagu qaadi doono.

0
132

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda XFS Biixi Iiman Cige ayaa ku dhawaaqay in Wasaaradda ay dhaqangelisay nidaam casri oo suuragelinaya in Canshuurta iibka laga qaado lacagaha la isaga diro taleefanada.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa fah-faahineysa