Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Hay’adda maaraynta musiibooyinka qaranka ayaa labo doon oo wado shixnado gargaar horayna dalka ruushka dalkeena ugu deeqay u kala dirtay Deegaanada dowlad goboledyada puntland iyo jubaland waxana doonyaha gargaarka wada si gar ah ay ugu xidhan doonaan dekadaha magaalooyinka kismaayo iyo garacad.
Fardowsa Axmed Cabdi. ayaa kawarramaysa
Audio Player