Dowladda Soomaaliya oo 40 qof oo beeraley ah siisay mootooyin ay ku shaqeystaan.

0
32

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda beeraha iyo waraabka XFS oo kaashaneyso Hay’adda Qadar Charity ayaa gudoonsiisay beeralayda 40 mooto oo ah kuwa xamuulka ah ee khudaarta lagu qaado iyo 40 makiinad oo ah nooca lagu finjilo galleyda iyo badarka kale.

Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad. ayaa faah-faahinaya