Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Si loogu hortago dhibaatada Deegaanka iyo Saameyntiisa ayay Dowladda Hoose Laascaanood ka Mamnuucday Ciida Jayga ah ee Laga Soo qaadi Jirey Durdurka Laascaanood Goob Cusubna u astaysan in laga soo qaado Jaygaas taasoo badbaado u ah Ceelasha biyaha halkaas ku yaala oo laga yaabo in dhibaato soo gaarto.
Naxwo Axmed Kadiye. ayaa faah-faahineysa