Dowladda Hoose ee Degmada Kismaayo oo go’aanno ka soo saartay arimaha la xiriira dhulalka.

0
88
Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Gudoomiyaha Degmada Kismaayo Cumar Cabdullaahi Maxamed (Faraweyne)  ayaa waxuu waqti u qabtay   dadka dhulalka ku leh dhulka ka baxsan ring rood-ka in ay boosas kooda ku sharciyaystan mudada loo qabtay
Bulshada dhulka ku leh magaalada Kismaayo ee  ka  baxsan ring rood-ka  ayaa lagu maray in ay sharciyestaan dhulkood.
Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa warbixintan ku eegaya