Dowladda Hoose ee Degmada Gaalkacyo oo sameeysay olole dhir-beeris iyo rinjiyeeyn ah.

0
35

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Maamulka Dowladda Hoose ee Degmada Gaalkacyo Oo kaashanaayo Ururka Dhalinyarada Degmada, Waxaa Uu fuliyay olole ballaaran oo dhir-beeris iyo rinjiyeyn ah, kaas oo qayb ka ah dadaallada bilicda iyo dhireynta magaalada lagu horumarinayo.

Ololahan ayaa waxaa soo agaasimay Agaasimaha Waaxda Arrimaha Bulshada ee Dowladda Hoose, Daahir Maxamuud Cilmi, iyadoo ay ka qeyb galeen Maamulka Ciyaaraha Degmada Gaalkacyo,Guddoonka ardayda Jaamacadaha GU iyo Modern, aqoonyahanno, iyo dhalinyarada deegaanka.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa fah-faahineysa