Dowladda Hoose Degmada Baydhabo oo ku baaqday Ilaalinta Wadooyinka

0
24

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Maamulka Degmada Baydhabo ayaa bulshada ugu baaqey ilaalinta Wadooyinka cusub ee lagu sameeyey dib u dhiska iyo dib u dayactika ee ku yaala Baydhabo.

Maamulka ayaa sheegey in ilaalinta wadooyinka ay waajib ku tahay qofkasta oo muwaadin ah taasi oo muhiim u ah isku socodka dadka iyo gaadiidka.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa kawarameysa