Dowladda Federaalka oo Xoojineysa Hal-abuurka Beeraleyda Soomaaliyeed.

0
37

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa wadda qorshe lagu horumarinayo beeraleyda Soomaaliyeed, iyadoo ujeeddada mashruucan ay tahay in la dhiirrigeliyo dadka leh hal-abuurka ganacsiga ku saleysan beeraha gudaha dalka.