WARARKA Dowladda Federaalka oo Waxbarasho Bilaash ah geysay Degmada Maxaas ee Gobalka Hiiraan. By admin - December 14, 2023 0 82 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Degmada Maxaas ee Gobolka hiiraan ayaa saaka laga bilaabay diiwaan galinta Barnaamijka Bar ama Baro oo loogu tala galay dadka aan waxba aqoon inay ka faa’iideystaan. Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa fah-faahineysa https://radiosanguuni.so/wp-content/uploads/2023/12/Warka-firdawsa-Dowladda-Federaalka-ayaa-waxbarasho-Bilaash-ah-geysay-dagmada-Maxaas-ee-gobalka-Hiiraan.mp3