Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaaalaha, Maxamuud C. Sheekh Faraax (Beenebeene) iyo iyo Wasiirka Maaliyadda Biixi Iimaan Cige ayaa heshiis hormarineed la saxiixday Dowaldda Mareykanka.
Heshiiska hormarineed oo gaaraya $92.6 milyan ayaa ka tarjumaya iskaashiga joogtada ah ee u dhaxeeya Dowladaha Mareykanka iyo Soomaaliya.
Khadar Axmed Salaan. ayaa ka warramaya