Dowlada Soomaaliya oo Lagu wareejiyey Gargaar loogu Talagalay dadkii ka Barakacay Laascaanood.

0
67

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Safaaradda Dowladda Talyaaniga ee Soomaaliya ayaa Deeq isugu jirta Daawooyin iyo Agabyo kale oo muhiim ah, oo loogu tala-galay dadka danta yar gaar ahaan shacabka Laascaanood ku wareejisay wasaaradda arimaha dibadda DFS.

Maunaasabadda lagu wareejinaayay gar gaanka ayaa waxaa ku sugnaa xildhibaano. Wasiiro iyo mas’uuliyiin kale oo ka tirsan DFS.

Xasan Maxamed Cabdullahi.ayaa kawaramaya