Dowlada Soomaaliya oo Deeq Gargaar ah u dirtay Shacabka ku barakacay Laascaanood.

0
66

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed ee SODMA ayaa Maanta waxaa ay Mar kale Shixnado Gar gaar ah u dirtay Shacabka Soomaaliyeed ee ka Barakacay Gobolka Sool Gaar ahaan Magaalada Laascaanood iyo Deeganada ku dhow.

Shixnadan Gar gaarka ah ayaa iskugu jirta qeybaha kala duwan ee Rashinka kuwaasi oo markab lagu rarayo iyo Daawooyin iyagana Diyaarado lagu daabuli doono Si dadkaasi loo gaarsiiyo.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa fah-faahinaya