Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Ku Simaha Madaxweyanaha ahna Gudoomiyaha Baarlamaanka Dowladda KG Dr Ali Said Fiqi ayaa Aqalka Madaxtooyada Magaalada Baydhabo ku qaabilay Wafdi heer sare ah oo ka socday Hay’adda Save The Children oo Baydhabo soo Gaaray.
Dowladda KG ayaa Madaxda Hay’adda Save The Children waxay kala hadleen Arimo ay kamid yihiin Mashaariicda ay ka wadaan Deeganada KG iyo sidii loo kordhin lahaa gaar ahaan Kaalmada dadka Barakacayaasha Nafaqada Carruurta.
Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa kawarameysa