Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Waasaarada Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa waxaa ay fursad u siisey dhalinyarada ku dhaqan baydhabo in ay helaan koorsooyin waxbarasho oo lacag la,aan ah taasi oo ay uga faaideyneyso Dhalinayarda.
Naxwo Axmed Kadiye. ayaa ka warramaysa