Dowlada Hoose Kismaayo oo Bilaabaysa Dhismaha Wadooyin Cusub.

0
60

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Kismaayo ayaa waxaa ka socda oo gabagaba ku dhow dhismaha Wadooyinka isugu jir Laami ah iyo kuwa Interlock ah oo loogu tala galay Xaafadaha si Bulshada uga faa’iideysato islamarkaana kor loogu qaado isku socodka dadka, Gaadiidka iyo Horumarinta Ganacsiga.

Gudoomiyaha Degmada Kismaayo Cumar Cabdullahi Maxamed Oo Shir jaraa’id ku qabtey Xafiiskiisa ayaa ku dhawaaqey in ay dhawaan bilaabayaan dhismaha Wajiga sedexaad ilaa Sedax Wado Laami ah sida darteed dadka dhismiyaasha ku leh hareeraha wadooyinka ay baneeyaan si Howsha u fududaato.

Naxwo Axmed kadiye.ayaa kawarameysa