Dowlada Hoose Hargeysa oo dib udajin usameysay 100 qoys oo Barakacayaal ah.

0
121

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dawladda hoose ee Caasimadda Hargeysa oo kaashanaysa Hay’adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Soomaalind ayaa 100 qoys oo ka mid ah dadkii Degganaa dhaamka daami u raray meelo loogu talo galay.

Dadkaan oo in muddo ah daganaa dhaamka daami ayaa dhibaatooyin badan ku qabay deganaasha halkaas.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya