Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Maamulka magaaladda kismaayo ee Jubbland ayaa bilaabay burburinta guryo iyo goobo Ganacsi oo laga dhisay qeybo kamid ah wadooyinka magaalada kismaayo.
Duminta guryaha iyo goobaha Ganacsi ayaa timid kadib markii Dowladda Hoose ee kismaayo aay Dib u dayac tir iyo Balaarin ku Bilaawday Qaar kamid ah wadooyinka magaladaasi oo marin muhiim u ah isku Socodka gadiidka iyo Dadweeynaha.
Cabdullahi Cabdicasiis Siraad. ayaa warbixintan ku eegaya