Dowlada hoose ee Dhuusamareeb oo wada qorshe ay kuhirgalinayso Godad loogu talo galay in qashinka lagu shubo.

0
189

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Iyadoo gudaha iyo duleedka magaalada dhuusamareeb ay dadka ku daadiyaan qashinka goobahooda ganacsi iyo guryahooda ay ka soo qaadaan ayaa madaxa fayadhawrka iyo bilic soo celinta caasimada galmudug shariif maxamed geedi waxaa uu sheegay inay tilaaba ka qaadi doonaan dadka qashinka ku daadiya gudaha iyo duleedka magaalada.

Maxamed Cali Samow.ayaa faah faahinaya