Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Burburkii ka dhacay dalka Wuxuu saameyn ku yeeshey adeegyada ay Muwaadiniinta heli jireen sida waraaqadaha Dhalashada, Aroosyada, dhaxalka, Furiinka iyo kuwa kale oo ah Xogaha muwaadinka ay keydin jirtey Dowlada Hoose balse mudo dheer dalkeena ayaana lahayn wax Xog keydin ah oo loo sameeyey Muwaadiniinta dhalanaya tasoo keentey caqabada badan
Agaasimaha Waaxda Dad dhigista Dowladda Hoose ee Degmada Baydhabo ayaa Sharaxaad kabixiyey waxyaabaha ay waaxdu u qabato Bulshada.
Maxamed Cali Samow. ayaa faah-faahinaya