Dowlad goboleedka KGS oo mashaariic horumarineed ka fulinaysa Degmada Wanlaweyn.

0
123

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Masuuliyiin ka tirsan Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed ayaa booqasho ku tagay Magaalada Wanlaweyn ee Gobolka Shabeellaha Hoose si halkaas looga hirgeliyo Mashaariic horumarineed, Masuuliyiinta waxaa ka mid Guddoomiyaha gobolka Shabeellaha Hoose iyo Masuuliyiin kale oo ka tirsan KGS.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa fah-faahineysa