Dowlad Goboleedka KG iyo Hay’adda IOM Oo ka wada hadley Bilaabida Mashruuca Nabada.

0
63

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Wasiirada Wasaaraddaha Amniga, Cadaaladda, Qorshaynta, Wasiiru-Dowlaha Madaxtooyada iyo Agaasimiyaal ayaa Xarunta Madaxtooyadda ku qaabilay Wafdi uu Hogaaminayey Isku duwaha Barnaamijda sare ee IOM.

Kulan oo Saacado qaatay oo ay Yeesheen Wasiirada iyo Madaxa Barnaamijyada Hay’adda IOM David Womble ayaa looga hadlay Dardargelinta Mashruuca Nabada.

Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad.ayaa kawaramaya