Dowlad Goboleedka Galmudug oo samaysay koror dhaqaale sanadka 2024.

0
66
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Galmduug Senator Farhan Cali Maxamuud Golaha Baarlamaanka Galmudug qudbad u jeedinayay maruu sharaxayay Miisaaniyad Sanadeedka 2025 oo Baarlamaanka u gudbisay Wasaaradda Maaliyada ayaa sheegay in dhaqaalaha Galmudug kordhay sanadkaan marka lala barbar dhigo 2024 sanadkii 2023.
Korarka dhaqaalaha ayuu ku sababeeyay Wasiirka Maaliyada iney keentay Canshuurta oo ay kordhiyeen,shaqada dekada Hobyo oo korortay, iyo in Wasaaradu bilowday qaadista Canshuurta xeebaha Galmudug.
Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa kawarameysa