Dowaldda Federaalka Soomaaliya oo deeq Raashiin ah soo gaarsiisay Degmada Afamdow

0
148
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dowaldda Federaalka Soomaaliya ayaa deeq raashiin ah soo gaarsiisay Degmada Afamdow ee Gobolka Jubbada Hoose.
Maamulka degmada Afmadow ayaa deeqdan raashiinka ah u qaybiyey qaar ka mid ah dadka danyarta ah ee ku nool Afmadow.