Doorshada laba kursi oo maanta lagu qabanayo Kismaayo

0
354

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Guddiga maamulka doorashooyinka ee dowlad Goboleed Jubbaland ayaa Maanta lagu wadaa in ay soo gaba-gabeyaan doorashada labadii kursi ee ugu dambeeysay kuraasta taallo Magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubbada Hoose.

Guddiga ayaa shalay Shahaadada musharaxnimo waxa ay guddoonsiiyeen musharaxiinta u tartami doono labada ee manta lagu qabanayo Magaalada kismaayo,waxan kursatan oo kala ah.

Hop#219 ayaa waxa ku wada tartami doono Roodo Carab Cabdi iyo Faadumo Cabdi Cali

Hop#133 aya isna ay ku tartami doonaan Maxamuud Axmed Xasan iyo  Maxamed Xasan Aadan.