Door intee laeg ayey Dhalinyarada Deegaanka Dhoobley ka qaadan karaan soo noolaynta hidaha iyo dhaqanka soomaaliyeed?

0
254

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Hiddaha iyo dhaqanku waxaa uu astaan u yahay jiritaanka qawmiyad, lagu aqoonsado waxa ay yihiin laguna tixgaliyo. Hadaba qaar kamid ah dhalinyarada magaalada dhoobley ayaa radio uga warramay doorka ay ka qaadan karaan ilaalinta hidaha iyo dhaqanka somaliyeed.

Khadar Axmed Salaan. ayaa warbixintan ku eegaya