Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Cabdicasiis Cabdullahi iyo Aden Cabdi oo kamid ah Dhalinyarada Deegaanka ayaa sheegay in ay Dhalinyardu door muqda ay ka qaataan xiliyada ay biyuhu wadooyinka fadhiistaan in ay ka saaraan inta ayna gaadhin xili ay wax yeelo Caafimaad gaadhsiinin Bulshada.
Xasan Maxamed Cabdullahi. ayaa warbixintan inooga diyaariyay