Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Gudiga arimaha gudaha iyo dib u heshisiinta iyo xiriirka heerka Dowlad Goboleedyada Golaha Aqalka Sare ee Baarlamanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa Magaalada Baydhabo ku qabtay kulan dood cilmiyeed ah oo ku saabsanaa arimaha dib u heshisiinta.
Kulanka gudiga waxaa ka qeyb galay mas’uuliyiin ka socotay Goloha Wakiilada KGS odayaasha dhaqanka culumaa’udiin ganacsato iyo dhalinyaro qaar kamid ah dadkii ka qeyb galay kulankan ayaa sheegay in Soomaaliya guud ahaan ay u baahan tahay dib u heshisiin dhab ah.
Maxamed Cali Samow.ayaa kawaramaya