Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda warfaafinta dalxiiska iyo Hanuuninta dadweynaha Jubbaland ayaa magaalada Kismaayo ku qabatay dood dadweyne oo ku saabsan sidii bulshada loogu wacyigelin lahaa ka hartagga xaalufinta dhirta iyo Abaaraha.
Waxaa ka qeyb galey kulanka xubno ka mid ah wasarada warfaafinta jubland odoyaasha dhaqanka, haweenk dhalinyaro iyo marti sharaf kale.
Cabdullahi Cabdicasiis Siraad. ayaa ka warramaya