Dood ku saabsan dhameystirka Dastuurka Dalka oo lagu qabtay Muqdisho.

0
77

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka ayaa lagu qabtay dood ku saabsan dhameystirka dastuurka iyo hirglenta hishiiskii siyaasadeed ee golaha wadatashiga qaranka.

Doodan oo ay soo qaban qaabiyeen hay’adda horumarinta dalka ayaa waxaa ka qeyb galay wasiiro ka tirsan xukuumadda federaalka, xildhibaano ka tirsan labada gole ee baarlamanka, maamulka gobolka Banaadir iyo aqoonyahanno.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa kawarameysa