Dood cilmiyeed ku saabsan doorka Waxbarashadu ku leedahay nabadda oo Dhuusamareeb lagu qabtay.

0
61

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dood Cilmiyeedkan oo looga hadlayay doorka waxbarashadu ka qaadan karto horumarinta nabadda oo lagu qabtay Magaalada Dhuusamareeb waxaa soo qaban qabaisay xarunta aragti wadaagga Horn Center.

Dooddan ayaa waxaa ka qayb-galayay Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Waxbarashada Galmudug Maxamed Maxamud Elmi ”Tuur-bire”, Prof. Axmad Salaad Kulmiye oo kamid ah aqoonyahanna Dhuusamareeb ku nool iyo Saynab Axmad Faarax oo ka tirsan Ururrada Bulshada Rayid Galmudug.

Khadar Axmed Salaan.ayaa kawaramaya