Diyaar Xoggan oo ku aadan Ciida Carafo oo laga dareemayo Suuqyada Xoolaha Degmada Dhoobley.

0
42

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Xili Guud ahaan Muslimiinta Caalamka ay isku diyaarinayaan Munaasabadda Ciida Carafo oo ay inaga xigaan Maalmo kooban ayaa waxaa diyaar Garow Xoggan laga dareemayaa Suuqyada lagu iibiyo Xoolaha nool ee Degmada Dhoobley ee Gobalka Jubbada Hoose.

Seylada Xoolaha ee Degmada ayaa laga dareemayaa Mashquul iyadoo Dadka inta wax heysata ay isku diyaarinayaan inay iibsadaan Xoolihii ay qali lahaayeen Ciida Carafo.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya