Diyaar garowga xuska Maalmaha Xoriyadda oo laga dareemayo Magaalada Dhoobley

0
184

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Diyaar garwga xuska maalmaha Xoriyada dalka ayaa waxa laga Dareemayaa guud ahaan dalka oo dhan taasi oo bulshadu ay ugu diyaar garoobeyso sidii loo xusi lahaa maalamahaasi Xoriyada.

Naxwo Axmed Kadiye. ayaa warbixintan ku eegeysa