Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Goobaha lagu talo dharka ama Harqaanka ee Magaalada Dhoobley ayaa laga dareemaya mashquul badan iyadoo dhalinyarada ku shaqeysta xirfadda farsamada gacanta ee xarqaanka ay fursad u tahay maalmahan maadaamo lacago badan ay ka sameeyaan.
dharka ay tolyaan Dhalinyaradan waxaa kamid ah Xijaabada dharka fashiyoonka, Qamiisyada iyo sido kale baatiga.
Qaar kamid ah Dhalinyaradaasi oo aan ku booqanay goobahooda Ganacasi ayaa kawarbixiyay sida ay Bulshada ugu diyaar garowday Munaasabada Ciidul fidriga iyo farqiga u dhaxeeya ciidan iyo ciidihii hore dhinaca dhaq dhaqaaqa Ganacasi iyagoo no Sheegay in ay ciidan uu Suuqu ka fiican yahay Cidihii hore.
Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawarmaya