Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Dhoobley ee Gobolka Jubada Hoose ayaa waxaa ka socda diyaar garowga ciidul Fidriga iyadoo mashquul badan laga dareemayo goobaha lagu iibiyo Dharka iyadoo ay inaga xigto maalmo kooban munaasabada ciida.
Khadar Axmed Salaan. ayaa ka warramaya