Diyaar garowga ciida oo laga dareemayo suuqyada dharka ee Magaalada Kismaayo.

0
101

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Diyaar-garowga loogu jiro munaasabadda Ciidul fidriga ayaa laga dareemayaa Suuqyada Dharka ee Magaalada Kismaayo.

Dadka diyaar garowga ugu jira ciidul fidriga ayaa sheegay in ilaa iyo 9-ka habeenimo uu furanyahay suuqa magaalada kismayo taasi oo ay sabab u tahay amaanka iyo hormarka ay ku talaabsaneyso Magaalada kismayo.

Maxamed Cali Samow.ayaa kawaramaya