Diyaar garowga Ciida oo laga dareemayo Suuqyada dharka ee Magaalada Dhoobley.

0
165

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Suuqyada Dharka lagu iibiyo ee Magaalada Dhoobley waxaa si weyn looga dareemyaa mashuul u diyaar garow la xidhiidha Maalinta ciidul fidriga oo ay maalo kooban ay ka harsan yihiin.

Khadar Axmed Salaan.ayaa warbixintan ku eegaya