Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Si loo sugo lahaanshaha qofeed ee Guriyaha ayaa Wajigii labaad ee Diwaan galinta Guryaha laga bibaabey Magaalada Baydhabo si loo yareeyo muranada dhulalka ee ka ka dhaca Magaalooyiinka.
Waaxda Arimaha Dhulalka ee Dowlada Hoose ee Magaalada Baydhabo ayaa bilawday diwaan galinta Guryaha si meesha looga saaro in dadka laga barakiciyo Guryahooda si loo siiyo lahaanshaha dhulkaasi.
Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa kawarameysa