Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dunida Todobadyadan waxaa laga xusaye usbuuca Talaalka oo ah usbuuc loo asteyay hirgalinta iyo wacyigalinta horumarinta Talaalka taasi oo laga hirgalinayo dunida oo dhan,
Soomaaliya gaar ahaan Galmudug waxaa ay kamid tahay meelaha laga waday ololaha wacyigalinta iyo Xuska Todobaadka Talaalka.
Naxwo Axmed Kadiye.ayaa fah-faahineysa