Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Guddoomiyaasha Gobolka Mudug ee maamullada Galmudug iyo Puntland oo ay wehliyaan maamullada labadana dhinac ee Magaalada ayaa digsiino kasoo saaray dhaca gaadiidka oo kusoo badanaya gudaha Magaalada Gaalkacyo ee deegaannada hoos yimaada.
Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa fah-faahineysa