Dib u dayactir Lagu Bilaabay Wadada Xiriirisa Bardaale iyo Baydhabo.

0
81

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wadada weyn ee Xiriirisa Degmada Bardaale iyo Magaalada Baydhabo ayaa waxaa lagu sameeynaya dib u dayactir, Ka dib markii ay Guud ahaan Bur burtey sidookale geedo ku baheen oo dhib ku ahaa in ay Maraan Gaadiidleyda ku jira Safarka.

dib u dayactirka Wadadan ayaa waxaa iska kaashanaya Ganacsatad Soomaaliyeed iyo Gaadiidleyda sida aadka ah u isticmaala ee Horumuudka u ah Gudoomiyaha Gaadiidleyda Soomaaliyeed Ganbo, Si Gaadiidleyda Soomaaliyeed ugu maraan si badqab leh.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa fah-faahineysa