Dib u dayactir Lagu bilaabay Buundooyinka Degmada Baraawe.

0
57

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Maamulka Degmada Baraawe oo uu horkacayo Guddoomiyaha Degmada, ahna Duqa magaalada Mudane Cumar Cabdullaahi Maxamed, ayaa bilaabay dayactir iyo dib-u-habeyn ah lagu sameynayo Buundooyinka iyo biyo mareennada magaalada Baraawe.

Maxamed Cali Samow. ayaa faah-faahinaya

Audio Player