Dib u dayactir ka bilowday Laamiga isku xira Boosaaso iyo Garoowe.

0
156

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Hay’adda dhismaha waddooyinka Puntland PHA oo kaashaneysa qaar kamid ah ganacsatada Puntland ayaa bilowday dayactir lagu sameynaayo wadada dhaxmarta degmooyinka Bosaaso iyo Garoowe.

Masuuliyiinta gobolka Karkaar iyo degmada Qardho ayaa ka qeyb galay bilaawidda mashruucani si wax looga qabto bur burka ku yimid wadooyinkaani.

Maxamed Cali Samow. ayaa warbixintan ku eegaya