Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi kaariye (Qor-Qoor) iyo xubno ka tirsan labada Gole ee Baarlamaanka iyo Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyaha Magaalada Dhusamareeb Cabdiraxmaan Cali Maxamed Geedo Qorow ayaa si wada jir ah Magaalada Dhusamareeb uga dhagax Dhigay Xafiiska Howgalinta Mashruuca Nagaad kaasi oo ka shaqeyn doona dibu dhiska Caasimadda Galmudug Ee Dhusamareeb sida uu fah-faahiyay Guddoomiyaha Degmada Dhusamareeb Cabdiraxmaan Cali Maxamed Geedo Qorow waxaana uu Sheegay in Mashruucan uu ka shaqeyn doonoo dibu dhis Balaadhan oo loogu sameynayo Magaalada Dhusamareeb si gaar ah Jidadka.
Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya