Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Maxkamada Gobalka Mudug ayaa Qoys Soomaaliyeed oo ku nool magaalada Gaalkacyo ku wareejisay Dhul sanado badan si sharci darro ah looga heystay.
Dhulka ayaa waxaa si sharci daro ah u heystay shaqsi isku shegayay milkilaha dhulka balse heystay dukumiinti qaldan iyadoo maxkamadda ay dhulkan u xukuntay qoyskii lahaa kuwaasi oo maxkamadda la wadaagay Dhokomintiyada saxda ah.
Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa warbixintan ku eegaya