Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Jubbaland ayaa Degmada Dhoobley ee Gobolka Jubbada Hoose ka daah furtay tababar ku saabsan xirfadaha curinta wadaxaajoodka bulshada iyo bahda caddaaladda.
Tababarkan ayaa waxaa ka qayb galay qeybaha kala duwan ee bulshada, oo ay ka mid yihiin odayaasha dhaqanka, haweenka, dhalinyarada, xeer-ilaalinta, CID-da iyo Maamulka Degmada.
Naxwo Axmed Kadiye.ayaa kawarameysa